Amniga Masaajidada ku yaalla dalka Maraykanka oo aad loo adkeeyey

Masaajidada ku yaalla dalka Maraykanka ayaa wali waxaa la soo darsaya cabsi uga imanaysa kooxaha xagjiriinta ah ee Islaamka neceb, kadib markii toddobaadkan masjid ku yaalla gobolka Connecticut dab la qabadsiiyay. Masaajidada qaarkood ayaa sheegay in hanjabaado loo soo diray. Laakiin, ilaalada gaarka ah ee masaajidada iyo hay’addaha amniga maxaliga ah ayaa iska kaashanaya sugida … Continue reading Amniga Masaajidada ku yaalla dalka Maraykanka oo aad loo adkeeyey